R/W Rooble oo ka hadlay Dilka Gudoomiyihii Hodan amarna siiyay Hay’adaha amaanka

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Gudoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin Dhagajuun uu xalay ku dhintay fal nasiib daro ah, waxa uuna tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay. ”Waxaan tacsi tiiraanyo leh u darayaa qoyskii iyo asxaabtii Marxuum Cabdixakiin Dhagajuun guddoomiyihii degmada Hodan oo ku geeriyooday fal nasiib darro … Continue reading R/W Rooble oo ka hadlay Dilka Gudoomiyihii Hodan amarna siiyay Hay’adaha amaanka